Mid kamid ah ragii ka dambeeyay Qaraxii lagu dilay Wasiir Xasan Ibraahim oo la qabtay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa sheegay in ciidamada ammaanka howlgalo ay ka sameeyeen magaalada Baydhabo kusoo qabqabteen kooxo amniga lidi ku ahaa. Laftagareen ayaa sheegay in ciidamada dadka ay soo qabteen uu ku jiro nin kamid ahaa ragii ka dambeeyay qarax jimcihii lasoo dhaafay lagu dilay Wasiirkii Cadaaladda Koonfur … Continue reading Mid kamid ah ragii ka dambeeyay Qaraxii lagu dilay Wasiir Xasan Ibraahim oo la qabtay